• KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 16aad

  • Nov 17 2022
  • Durée: 19 min
  • Podcast

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 16aad

  • Résumé

  • Xalaqaadkii hore waxaa looga soo hadlay sida Qur'aanku u soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada iyo meelaha uu ka bandhigo taas oo hadafku yahay in Allaah aqoon loo yeesho keenta in ilaahnimada iyo rabbinimada loo gaaryeelo oo aan cidna lala waajin, lagana fogaado shirkiga dhammaantiis. Xalaqadaan waxaa dul istaag lagu sameynayaa in la caddeeyo shirkaga laga fogaanayaa in uusan aheyn oo kaliya asnaamtii, dhagaxyadii iyo xiddigihii ay caabudi jireen ummadihii hore ee ay jiraan waxyaabo badan oo asnaamta la mid ah in badan oo dadka ka mid ihina aysan ku baraarugsaneyn, lagama maarmaanna ay tahay in dadka loo caddeeyo, loogana digo. 

    #Al_Saadicuun_Bil_Xaq 

    #Kulanka_Jimcaha

    Voir plus Voir moins

Ce que les auditeurs disent de KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 16aad

Moyenne des évaluations de clients

Évaluations – Cliquez sur les onglets pour changer la source des évaluations.