• KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

  • Nov 25 2022
  • Durée: 18 min
  • Podcast

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

  • Résumé

  • Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ilaahnimada Allaah, awooddiisa iyo khasbidiisu uga muuqaneyso xaaladda dhimashada oo uusan jirin noole ka baaqsan kara, dhammaanna ay u sandulleysan yihiin doonista Allaah iyo ajasha uu u qabtay noole kasta. Waxaa kale oo si cad u muuqaneys taagdarrida iyo tabar yarida aadanaha oo noocwalba uu yahay aysan jirin wadda kale oo u furan illaa in uu u hoggaansamo doonista Allaah mooyee.

     #Al_Saadicuun_Bil_Xaq 

    #Kulanka_Jimcaha

    Voir plus Voir moins

Ce que les auditeurs disent de KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

Moyenne des évaluations de clients

Évaluations – Cliquez sur les onglets pour changer la source des évaluations.