• What is RSV (respiratory syncytial virus)? - Somali translation

  • Mar 8 2022
  • Durée: 5 min
  • Podcast

What is RSV (respiratory syncytial virus)? - Somali translation

  • Résumé

  • RSV (respiratory syncytial virus) waa mid kamida faayras yada keena hargabka/durayga ama qufaca. Ku dhowaad carruurta oo dhami way qaadaan faayraskan wakhtiga ay laba (sano) jirsadaan. 

    RSV hargab iyo qufacba wuu ku keenaa carruurta iyo dadka waawaynba, laakiin carruurta yaryar waa ka ugu badan ee ku keena infagshanka khatar ah ee laabta/xabadka ee loo yaqaano bronchiolitis. Xaqiiqdii, waa ka ugu badan ee bronchiolitis ku keena carruurta ka yar laba sano. 

    Warbaahintan, waxaanu kuugu sharixi doonaa sida loo garto calaamadaha RSV iyo waxaad ka qaban lahay, sida marka aad u baahantay innaad la xidhiidho dhakhtarkaaga ama addeega ‘emergency’ ga.


    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    Voir plus Voir moins

Ce que les auditeurs disent de What is RSV (respiratory syncytial virus)? - Somali translation

Moyenne des évaluations de clients

Évaluations – Cliquez sur les onglets pour changer la source des évaluations.